Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go’aan kama danbeys ah kasoo saarey khilaaf ku saleysan deegaamaysi oo ka jira deegaamada hoostaga magaalada Kismaayo ee caasimada kmg ah ee Jubbaland. Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal beeleed maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaanno hoos taga magaalada … Continue reading Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)